|

Madaxwayne Siilanyo oo cagta hoosmariyay Beelaha Garxajis iyo samaroon
Read more-29-07-010
Madaxwaynaha cusub ee dhawaanta la soodortay Mude Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo
ayaa durba waxa ka soo ifbaxay wixii xumaan ahaa ee u huursanayay taas oo ka dhex muuqata isada uu ukala soocay muda walalaha ah ee ku batirsata reer somaliland , maxadwaynahu golihiisa wariirada ee uu dhwaanta soo dhisay ayaa waxa ka muuqda in uu aad uga eexday beelaha Gar xajis iyo samaroon
kuwaas oo uu hore uga tirsanayay gudob ah inay taageersanaayaa labadii xisbi mucaarad ee uu hada ka guulaysatay madax waynahu waxa uu si muuqata kula saarsaaray beelaha reer somaliland
isaga oo u sadburiyay ku wa uu umalaynayo in ay siga la jireen ,haankii dhaqameed ee badi soo jireenka ahana uu kadulbooday maxawanahu waxa uu 5 wasiir u magacaabay marka laysku geeyo beelaha Garxajis iyo Samaroon, halka hal jilib oo kamida beelaha udu deeganka yar somaliland uu siiyay 6 wasiir taasina waxa ay muu jinaysaa cadaalad darada durba ka soo dhex iftay ´mr: Siilaanyo ee uu kula saarsaaray beelaha somaliland taas hadii aan sida ugu dhaqsahabadan wax looga badalin waxa kadhalankart is aamin daro siyaasadeed iyo isku dhac beelaha ah
hadaba waxa aan ugu danbayntii u soo jeeniya madaxwayana in uu wax kabadalo habdhaqankaas aan fiicnayn
muuse goodir- Hargeisa somaliland
allah mahad leh
|