Ninkii UDUB Somaliland ku ahayoow UDUB way dhacday ninkii somalilanders dhaba ahaayoona somaliland wayjirtaa waanay joogaysaa waligeed
posted by: editor

marka hore waxaan halkan kasalaamayaa dadka reer somaliland

meelkasta oo ay aduuka ka joogaanba waxaan leeyahay iga

gudooma salaanta islaaamka salankadib u jeedoda aan udaadego
waxaa dalka somalilnad ka dhacay doorasho xor iyo xalala ah oo

aan hore uuga dhicin Afrikadda kale iyo Aduunka intiisabadan

taasoo ay uugu wacantahay dadka reer somaliland oo u bislaaday

shayga layidhaaho dumquradiyda oo ay u bislaadeen uuna jilib

dhigen cidkasta oo iskudayday inay ka majara habaabiso tubta

dheer ee ay usoomareen dumquraadiyadood iyo nabada ay ku

caano maleen .hadaba aan hoos usoodego

waxaan maqlayaa beryahan waxaala biliqaysanayaa hantidii dad

wanaha oo ka kooban Baabuur guryo iyo lacagtii tiilay Bananka

Somaliland waasiday hadalka udhigeene hadaba waxaa iswadiin

leh waxaa dalka haysatay dawlad ka dhalatay Xisbiga UDUB

taasoo talada dalka haysatay inteedabadan ilaa maanta oo uu

kaga guulaystay xisbiga kulmiye oo siway uugu guulaystay

doorasha dii dalka kadhacday hadaba waxaa iswadiilneh yaa wax

bililiqaysanaya yaase laga bililiqaysanaya su aasha waxaan udaynayaa dadwayna somalilnd ?.

waxaa se hore loo yidhi.baadida nibaa kula deydeyi daala

kaabadane oon doonahayn inaad heshana daayin abidkaa

dadkuna moodi duulwada dhayshay oo wax udahsoonan dalona malaha aakhiro hadiiloo kitaabdayo
intaaskadib waxaan idiin rajeyna yaa hadadtihiin dadwayneha

Somaliland isku duubnaan wada jir kala danbayn iyo wallalnimo

iyo idikoo ilaashada nabadiinaas aad kusoo tacabteenee aad

mudad dheer hareeraha katagnaydeenmaantana waxaan

idinleeyahay Hallo somaliland Hashii maandeeq dhashoo Horadada
sooridee Hallo Somalilnd Hashii maandeeq dhashoo

Horaadadasoo ridoo Halyaygii soo dhacshaa habeendane

maalayee Hallo somaliland waa Ahmed mahamed mahamud

siiraanyo ninka mandeeq soodhacshay ee habeen danbe u haaneedayaa isha alaha

wabilahi tawfiiq

by Ciise au mohamud
Email cisse_au_mohamud
Rüsselsheim
Germany