Home    C ontact US        haqayo team-     Diin      suganta  Warkii Hore

 

 

 

   Haqayonews.com-  warside dhexdhexaada  kaana haqabtiraya wararka caalamka iyo kuwa dalkii hoyoba ee hamoogan ww.haqayonews.com isha wararka  xaqiiqada ku salaysan

  

Warbixin aad loogu af lagaadeeyay Xukuumada cusub ee Somaliland  ee uu hogaamiyo madaxa wayne siilanyo warxixinatan oo lagu qoray barta internetka ee Oilprice  halkan ka akhriso

28-08-010

 

 

 

Halkan ka akhriso waraysi aad u xiiso badan oo lala yeeshay Axmed Siilaanyo

27-08-010

qaraxii kadhacay muqdisho halkan kadaawo

 

Weerar lagu qaaday hotel ay daganaayeen xildhibaano  Katirsa dawlada shariif  oo lagu dilay saraakiil badan

  warkoo dhan  24-08-010

 

 

 

Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka EU-da u qaabislan Somaaliya iyo  Somalilabd  iyo wasiiro  la an sixiyay

 

warkoo dhan-09-08-010

     

 

 

Hargysa,(Haqayonews.com)-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da.

Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabkada qarannews waxa uu u dhignaa isga oo dhamystiran sidani hoos ku xusan

Weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK.

Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada, Maamulka iyo Dhaqaalaha.

Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga uga waramay Dhismaha Xukuumada oo uu sheegay in ay tahay Xukuumad aad u Tiro yar isla markaana Tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu Saldhi u yihiin, Madaxwaynuhu waxa uu tafaasiiska bixiyey siyaasada xukuumada Cusub ee Horu marinta Wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta Balanqaadyadii xiliga kaanbaynka ee hore.

Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday Adkaynta Nabad gelyada iyo Ka hortaga Argagixisada iyo Budhcad badeeda.

Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii Dalka ka dhacday iyo Sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, Madaxa weftigu waxa uu soo maalilnad ku dhiiriyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo Aqoonta lagu Xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad.

News: Wasiiro maanta la ansaxiyay

Dhanka kalena waxa ay maanta golaha wakiiladu ay si aqlabiyad ah ku ansaxiyeen 11 wasiir iyo 3 wasiir ku xigeen oo ka tirsan golaha wasiirada ee cusub, iyada oo kuwa kalena maalinta bari ah loo balansanyahay in la ansaxiyo, waana kuwan wasiiradii iyo ku xigeenadii maanta la ansaxiyay magacyadoodu hoos ku qoran.

1-Wasiirka Maaliyada Md. Maxamed Xaashi Cilmi,

2- Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Mudane, Guddoomiyuhuna muu codayn.

3-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, waxa

4- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Md. Sacad Cali Shire

5- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac.

6-Wasiirka Gaashaan-dhiga Md. Axmed X. Cali Cadami,

7- Wasiirka Cadaalada Prof. Ismaaciil Muumin Aare,

8- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed,

9- Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Dr. Maxamed Yaasiin Xasan

10-Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Md. C/Risaaq Ibraahim Maxamed

11- Wasiirka Duulista Hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi

12- Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada Md. Warsame Siciid Cabdi, 13-Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Md. Cismaan Garaad Soofe,

14- Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Maxamed Yoonis Cawaale

 

haqayonews.com

Kayse aden

Hargeisa

 

 

 

 

 

wararkii hore  halkan ka akhriso

 

 

 

 

 

 
 
 
 

 

 

Sawirkani wuxuu ka Turjumayaa Muuqaalka dhabta ah ila eega‏

 

 

Obma oo la waydiiyay su, aal ku saabasan arimaha Somalia

halkan ka dhagayso(voa)

 

 

Hambalyadaan Arooskii Hadraawi .e

Waa Qalinkii Rashid Xaji Ibrahim Naleye ( Rashid Dheere

 

 

 

 

 

 

 

Ninkii UDUB Somaliland ku ahayoow UDUB way dhacday ninkii somalilanders dhaba ahaayoona somaliland wayjirtaa waanay joogaysaa waligeed

 

Read more

 

MASUULIYIINTA ISBAARADA U DHIGTAY XAFIISYADAY FADHIYEEN GAWAADHIDIINA FADHATAYSTAY!!!!!

 

 

.

 suuganta cusub ee  uu Abwaan Rashiid Xaaji Ibraahim(Naleye)  D aahfur

AKhriso

 

Sheeg Magacaaga, Kabaha Saar ,Suunkana Siib

Qiso xiiso badan oo dhaba

Xadiis Maxamed Xadiis

 

 

 

 Haqayonews facebook

Haqoyonews Warside

Online now

 

 

 

 

 

radi

 
www.haqayonews.com-2009(R) all Rahts Reserved- web desing By: Eid Aden