Home    C ontact US        haqayo team-     Diin 

suganta           

  
 

            

July 27, 2010 Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Oo Si Rasmi

 Ah Maanta Xilkii Ugala Wareegay Daahir Rayaale Kaahin

HNTV Online

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(haqayonews.com)Waxa maanta si rasmi ah xilkii madaxtinimo ee Somaliland ula wareegay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo maanta loo dhaariyay shanta sano ee soo socota inuu Dalka maamulo
Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay xaflada xilwareejinta ayaa maanta lagu qabtay Qasriga madaxtooyada, waxaana ka soo qayb galay wufuud balaadhan oo ka socotay Dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiiradda dhaqanka iyo Dalxiiska ee Itoobiya, wasiirka warfaafinta Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jabouti iyo Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka Kenya kuwaasoo hogaaminayay saraakiil farabadan oo ka tirsan Xukuumadahooda
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa ugu horeyntii Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici ku dhaariyay Dhaarta Distooriga ah ee Dalka inay u maamuli doonaan si daacadnimo ah, dhexdhexaadnimo ah, ilaalin doonaan shuruucda Dalka u taala, isagoo Siilaanyo khudbad kooban oo dhaarta kadib halkaas ka jeediyay ku sheegay Xukuumaddisa inuu ku dhawaaqi doono berri isla markaana uu jeedin doono khudbadiisa Madaxtinimo

intaa kadibna waxa khudbadii ambabaxa halkaas ka jeediyay Daahir Rayaale Kaahin oo balan qaaday inuu Siilaanyo Xukuumaddisa la shaqayn doono, Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynihii hore ee Somaliland waxa uu ka waramay Sooyaalkii Siyaasadeed ee Mandaqada uu la lahaa mudooyinkii kala duwanaa ee uu xilka hayay gaar ahaana waxa uu farta ku fiiqay Dawladda Jabuuti iyo Itoobiya oo uu sheegay markii uu talada kala wareegay madaxeynihii hore ee geeriyooday inay si fiican u gacan qabteen isagoo Siilaanyana ku dardaaray inuu xidhiidhka dalalkaasi sii xoojiyo, isagoo tilmaamay inay albaab u yihiin aqoonsiga Somaliland
Rayaale waxa uu si geesinimo ku jirto u qiray xisbiga Kulmiye inuu Doorashadii kaga Guulaystay isagoo saaxiibadiisa UDUB uga Mahad celiyay inay ku taageereen Go’aankii uu ku aqbalay natiijadii Doorashada, waxaanu xusay isaga iyo xisbigiisuba inay u jideeyeen Xisbiyada inay sidaas oo kale u aqbalaan Guusha haddii tartanka lagaga adkaado

 

 

 

 

 

 

 

Haqayonews.ocm- Hargeisa -somaliland

 

haqayonews@hotmail.com

 

kayse aden

Report - HN ONLINE

 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

  

 

 

Ninkii UDUB Somaliland ku ahayoow UDUB way dhacday ninkii somalilanders dhaba ahaayoona somaliland wayjirtaa waanay joogaysaa waligeed

 

Read more

 

heesta cusub sahra Ilays

MASUULIYIINTA ISBAARADA U DHIGTAY XAFIISYADAY FADHIYEEN GAWAADHIDIINA FADHATAYSTAY!!!!!

 

 

 

 

 suuganta cusub ee  uu Abwaan Rashiid Xaaji Ibraahim(Naleye)  D aahfur

AKhriso

 

 

xasuuqii jaziira falxumo aan dunida hore loogu arag [yaa ka danbeeyay]xogta qoraaga

 

 

 

Caku Muhashadadiyo Mala Tebey Codkaagii ! Waa Baroor Diiq Ayo ah !! Bal Malee !!!

 

 

 

Sheeg Magacaaga, Kabaha Saar ,Suunkana Siib

Qiso xiiso badan oo dhaba

Xadiis Maxamed Xadiis

 

Barmaamijkii universal tv ku aflagaadeyay somaliland halkan kadaawo

 

 

 

20 Sano kadib Somaliland Dowlad nooce ah bay u baahantahay? By Saaed Mohamed H Osman  Read more-07-07-010


 

 

 

MAXAA KEENAY GUULDARADA XISBIGA UCID xogta qoraaga

 

Read more-

 

 

Talo ku socota Madaxawaynaha Cusub

 

 

 

 

 

 

 

 

udubeey haku aakhiro seegin doorashadan ee niyada gali inaad hadhay

Read more

 

 

                                                                                    

 

              

 

                                                            

 

 

shalay waxaad qaban wayday adoo uduba ma hadaad qabanaysaa adoo kulmiye galay

Read more

 

 

Raali galin ka socota  Haqayonews.com

 

ciyiigii   waa kabaryo ninkii cunabaa kaliita demooyinka uu maqacaabay Mr. Rayaale

 

 

sodhawantii  Rayaale ee Gabiiley- Daawo Sawiro

 

TV al ja zeera oo warbixino ka diyaariyayaydo

Doorashooyinka somalliland Daawo

 

 

 

<c

 Fanaanka  Mukhtaar Osman Aden oo wacdaro kadhigay India- Daawo Sawirada-

 

Read more-16-06-010

 

Maayarka Hargeysa oo Xisbiga Kulmiye ku eedeeyay inay been abuurtteen wado Dawladda Hoose ka dhisays

 

Read more 17-06-010

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

online now

 

Haqayonews.com(R)2009 haqayonews.com waxa ay masuul katay waxa ku qoranbogan ququudana ay u dhawrsantay

h

d

   haqayo face book

Haqoyonews Warside

      h

 

 

 

online mumbers